Research Proposal and Thesis Writing

January 15, 2017
Somali Natural Resource Research Center (SONRREC) in collaboration with Somali National University, Faculty of Agriculture and Environment Science organized a training workshop on Research Proposal and Thesis Writing and was held in the Main Conference Hall of the University, KM4 Mogadishu-Somalia on 05 January 2017. The Workshop was very fruitful and officially opened by the Dean of Faculty of Agriculture and Environment, Dr. Mohamed Rashid and closed officially by the Rector of Somali National University, Dr. Jimale. Both of them appreciated and acknowledged Somali Natural Resource Research Center (SONRREC) for the best efforts and capacity development to the students of the University and underlined the strengthening the partnership of Somali National University and SONRREC as well continuation of such capacity development. Xarunta Cilmi Baarista Kheeyraadka Dabiiciga Soomaaliya oo kaashaneysa Jaamacadda Umadda Soomaaliyed ayaa waxay qabatay Siminaar ku saabsan Qorista Cilmi barista iyo Thesis oo laguqabtay hoolka weyn ee Jaamacadda taariikhdu markay ahayd 5ta Janaayo 2017. Siminaarka ayaa ahaa mid heersare ah miradhalna ahaa, waxaa sirasmi u furayHormuudka Kulliyadda Beeraha iyo Deegaanka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Dr. Maxamed Rashiid waxaana sirasmi ah usooxiray Guddoomiyaha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed  Dr. Jimcaale.  Guddoomiyaha iyo Hormuudka Kuliyadda Beeraha iyo Deegaanka ayaa umahadceliyay una riyaaqay Xarunta Cilmi Baarista Kheyraadka Dabiiciga Soomaaliya  dadaalka iyo kobcinta awoodda ardayda Jaamacadda waxayna hoosta kaxariiqeen xoojinta wadashaqeynta Jaamacadda Umadda iyo Xarunta Cimi Baarista Kheyraadka iyo siiwadidda tababaradda iyo kobcinta awoodda ardayda.